Home » Author Archives: Admin (page 101)

Author Archives: Admin

Early Signs of Pregnancy: Symptoms Women Experience when They are Pregnant

Women who are preparing for pregnancy should educate themselves about the different things that they should expect and what they should do in order to successfully carry the child they are bearing. These things that they should expect include experiencing the early signs of pregnancy.

pregnancy1-640x360

There are many women who are unaware of the early signs of pregnancy, and most of them think that these signs and indications that they are feeling are just symptoms of pre menstrual syndrome. Since it is true that the early symptoms of pregnancy are similar to the signs of pre menstrual syndrome, women who are preparing for pregnancy should be more informed about these things.

What to Expect when Preparing for Pregnancy

There are many tips on how to get pregnant fast such as the use of prediction methods utilizing the basal thermometer. These tips for getting pregnant have been proven effective, thus; many couples, especially women, follow these tips in order for them to increase their chances of getting pregnant. However, it is not enough that women just educate themselves about these tips for getting pregnant. Women who are preparing for pregnancy should also be informed about the things that they should expect when they have been able to successfully conceive a child in order to avoid any potential problems as well as to reduce the risks involved with pregnancy.

Signs-And-Symptoms-Of-Pregnancy

Different for Every Woman

After following the tried and tested tips for getting pregnant or the most effective methods on how to get pregnant fast to increase the chances of getting pregnant, women may already expect to experience the early signs of pregnancy. It is important to understand that these early symptoms of pregnancy vary and not all women may experience all the known indications of being pregnant. The early symptoms of pregnancy may vary in intensity, frequency as well as duration. Some of these symptoms of pregnancy are common among a lot of pregnant women, but some may not experience these symptoms until they are well into their pregnancy.

Skipped or Missed Menstrual Periods
Among the early signs of pregnancy, a skipped or missed menstrual period is one of the most common signs of pregnancy. This is in fact, one of the earliest signs that a woman who is pregnant may experience. However, there are some women who may experience this not because they are pregnant, but because they have medical problems such as hormonal imbalance. It is important to know that there are some cases wherein a woman is already pregnant but may still experience light menstruation. If you following all the tips for getting pregnant, then you should expect that having skipped or missed menstrual periods maybe a sign that you are already carrying a child.

Morning Sickness

Morning sickness and nausea are two of the very common early signs of pregnancy. These symptoms have affected as much as 70% of women who are pregnant, and may even be more severe in women who are having their first pregnancy. For the first 14 weeks of pregnancy, there are certain hormonal levels that can be elevated that will result in morning sickness. When this happens, the elevated hormonal levels affect the digestive system which then causes vomiting, gas, constipation as well as nausea. These symptoms may even be further aggravated by fatigue and emotional stress.

Tender or Sore Breasts

Very-Early-Signs-of-Pregnancy

If you are feeling tenderness or soreness in your breasts, then you may already be experiencing early signs of pregnancy. While it is true that tenderness or soreness in the breasts are also signs of pre menstrual syndrome, enlargement of the breasts are not included. These early indications of pregnancy are often evident at night when a pregnant woman is trying to find a comfortable sleeping position. Tenderness or soreness in the breasts can also be felt while performing physical activities such as exercising, showering, or dressing up. These early indications that a woman is pregnant are caused by the hormones preparing the body for milk production.

Exhaustion and Fatigue

Exhaustion and fatigue are also early signs of pregnancy, especially if there is presence of other symptoms. Women who are already carrying a child may experience the need to constantly rest or go to bed earlier than usual. There are also some women who may experience difficulties in getting out of bed the morning after they wake up. This is another form of exhaustion and fatigue in pregnant women. Exhaustion and fatigue can also result in pregnant women finding it harder to perform their daily activities and physical activities. These early symptoms of pregnancy are also caused by the elevation of certain hormonal levels.

Pregnancy Headaches

Pregnancy headaches are also considered as early signs of pregnancy. These symptoms often occur during the 6th week of pregnancy. Headaches, not only those that occur during pregnancy are hard to tolerate, however, pregnancy headaches are only a temporary symptom that women who are carrying a child will experience. These symptoms often disappear by the end of the fourth month, or in some women, by the end of the third month. Resting or a quick nap can help alleviate pregnancy headaches. However, it is vital that pregnant women who have persisting headaches already seek the advice of their doctor since these may be symptoms of underlying medical problems.

Daawo Muuqaal Cajiib ah”Yaxaas Iyo Libaaxyo weerar ku ah Cawl,Yaase ku guulaysan doona cunista Cawshaasi

Sidaan la socono yaxaaska waa mid kamid ah kuwa loogu yeedho xamaaratada, wuxuuna ku nool yahay inta badan wabiyadda, inkastoo wadamo qarkood uu kaga nool yahay badda, iyo meelaha kale oo biyaha ay galaan guud ahaanba, wuxuuse u badan yahay wabiyadda.

Qaaradda Afrika waa meesha kaliya uu aadka ugu badan yahay yaxaasyadda, hadaba waxan manta ku eegi doonaa waddanka Zambia gaar ahaan wabiga Luwanga ee dalkaasi, waxaa ku nool yaxaas aad u weyn midkaasi oo ay ka amar qaataan dhamaan yaxaasyadda kale.

Yaxaaskaani aadka u weyn wuxuu cunaa ama weerar ku hayaa dhamaan wixii wabiga kazoo agdhawaada, cidana uma turo, cidii maamulkiisa iyo hogaankiisa muran gelisaa waa mid noloshiisa ku qamaaray, sidaasi darted yaxaasyadda ku nool wabiga guud ahaan isaga la,aantiis waxba ma sameeyaan, la,aantiisna ma guursan karaan, waa in uu isaga marka hore soo guursadaa yaxaasyadda naagaha ah eek u nool wabiga.

Ugudanbeyntii waxaad barnaamijkaani ku daawan doontaa, sida yaxaaska uu weerar halis ah ugu qaaday Cawl, waxaa sidaasi oo kale Cawsha weerar kusoo qaaday Libaaxyo, laakiin labadda dhinac midkee ayaa hantay in ay ku waliimaystaan Cawshaasi.

Facebook oo ku dhawaaqday inay sameysay qalab ka hortaga…

Madaxa fulinta barta bulshada ee Facebook wuxuu ku dhawaaqay tallaabooyiin cusub oo lagu joojinayo wararka beenta ah ee barta ka soo muuqda.

Warbixin lagu qoray Facebook ayuu Mark Zuckerberg ku sheegay in shirkaddiisa ay sameysay qalab cusub oo qabanaya sidoo kalana kala saaraya “wararka beenta ah”.

Wuxuu intaa ku daray inay ka fiirsadeen hubinta shirkadaha wararka soo qora.

Facebook waxa ay wajaheysay eedeymo ah in lagu baahiyo warar aan waxba ka jirin.

Waxaa loo maleynaayaa in wararkaasi qaar ay saameyn ku yeesheen natiijadii ka soo baxday doorashadii Mareykanka.

Sabtidii, Mr Zuckerberg, ayaa ka hadlay kullanka hogaamiyayaasha caalamka ee APEC ee ka dhacay dalka Peru.

Wuxuu ku baraarujiyay in laga wada shaqeeyo hormarinta isku xirnaanta caalamka iyo in dadka dunida oo dhan la gaarsiiyo internet-ka

Qiso Cajiib Ah Wiilkii Lix Jirka Ahaa Ee Masjidka Ku Tukan Jiray Muxuu La Kulmay..!!

Wiil yar oo 5 ilaa 6jir ah, ayaa wuxuu Salaadda ku Tukan jiray Masaajidka Gurigooda ku Dhegan waliba Safka hore ee iimaanka ku Xiga, ka dib Wiilkaasi wuxuu Caadeystay inuu Salaad kasta marka Faataxada la dhameeyo ee aamiin la dhaho inuu Cod aad Argagax badan oo Qeylo ah uu ku yiraahdo Aamiin, Dadka agtiisa ku Tukanayana ay aad u Dhibsadaan Qeylada Wiilka.

Ayaamo badan markuu sidaa ahaa oo marka Salaada laga baxoba uu si Degdeg ah Masaajidka uga baxo ayaa Maalinkii dambe iimaamkii soo qabtay, wuxuuna Weydiiday waxa Salaad kasta ku Kalifay inuu sidaa u Qeyliyo.

Haddaba, Wiilkii yaraa wuxuu ku jawaabay:- Waxaan Deggenahay Gurigan aad arkeysid ee ku xiga Masaajidka, haddaba Aabahey ma Tukado Salaada, Anigana sidaas waxaan u sameeyaa inuu Aabahey Maqlo Codkeyga oo arko inaan Tukanaayo isna uu igu Daydo oo uu Tukado Salaadda.

Haddaba, intaas ka dib iimaamkii wuxuu u aaday Wiilka Aabahiisa, wuuna uga Sheekeeyay Qisadii dhex martay isaga iyo Wiilka yar, isla markiina Ninkii Salaada ayuu Bilaabay, Allaah ayuuna u Towbad keenay.

Wabillaahi Towfiiq.
(ALLOOW SALAADDA NAGU HANUUNI).
W.Q:- Macoow Ustaad.

Maxaa Keeno Marxalada Daalka Sida Joogtada Ah Aad U Dareentid, Xaaladda Daalka Joogtada Ah

Xaaladda daalka joogtada ah waa mid cuuryaamineysa nolol maalmeedka qofka waxaana lagu tilmaamaa mid wadata daal aad u daran.

Daal aan tageynin xita marka la nasto kedib.

Xaaladaan waa mid aan loo aaneyn karin iney ka dambeyso xaalad caafimaad. Xaaladaan waxaa sidoo kale loo yaqaanaa Myalgic encephalomyelitis ama Systemic exertion intolerance disease.

Sababta dhabta ah waa mid aan si sax ah loo fahan saneyn. Hasa yeeshee cilmi baadhayaasaha waxaay qiyaasaan in ay ka dhalato fayrus iyo cadaadiska dhiiga oo hoos udhaca, difaaca jidhka oo daciifa iyo isku dheeli tirnaan la’aanta hormoonada jidhka. Arrimahaas oo dhan waa kuwo qeyb ka qaadan kara xaaladda daalka joogtada ah.

In kastoo ay xaaladaan soo ifbixi karto kedib marka jidhka uu ku dhaco infekshan ka dhashay fayrus, ilaa iyo hadda ma jirto infekshan loo sababeeyay.

Dadka qaba xaaladda daalka joogtada ah waxaay mararka qaar qabaan difaaca jidhka oo hoos udhaca, laakin dhakhaatiirta ilaa iyo hadda ma oga in ay tahay arrin sababi karto xaaladaan, sidoo kale dadka qaba xaaladaan waxaa u sii wehliya isku dhexyaacsanan ka jirto habka hormoonada.

Astaamaha waa kuwo u kala duwan dadka iyo kuwo ku saleysan darnaanshaha xaaladaan. Astaanta ugu caansan waa daal daran oo joogta ah kaas oo faragelin ku sameeya nolol maalmeedka qofka.

Si xaaladaan loo ogaado waa in qofku uu dareemaa daal ugu yaraan lix bilood oo xidhiidha, daalkaas oo ah mid aan dhammaanin xitaa marka qofku uu nasto, sidoo kale daalka waxaa weyhliya ugu yaraan afar astaamood oo kamid ah kuwa soo socda:

Xusuusta oo lunta ama feejignaan la’aan

Daal la dareemo marka laga soo tooso hurdada

Hurdo la’aan joogta ah ,Murqo xanuun,Madax xanuun soo noqnoqda

Kala goysyo badan oo xanuuna ,Cunaha oo xanuuna marar badan ,qanjidhada kilkilada oo damqada

Waxaa sidoo kale la dareemi karaa daal xad dhaaf ah marka uu qofka jidhka ama maskaxda ka shaqeysiiyo. Daal raga in ka badan 24 saacadood shaqadaas kedib.

Xaalada daalka joogtada ah waa mid culeyskeeda wadato marka la rabo in la ogaado in qofku uu qabo iyo in kale. Ma jiraan baadhitaano lagu sameeyo qofka oo sheegi kara xaaladaan, astaamaha xaaladaan waxaa lala wadaaga xaalado caafimaad oo badan. Dad badan oo qaba xaaladaan uma muuqdaan inuu haayo xanuun, sidaa darteed waxaa macquul ah in aysan jirin dhakhaatiirtu garanaysa xanuunkaan.

Si loo ogaado xaaladaan iney jirto waa in qofku uu dareemo ugu yaraan afar kamid ah astaamaha kor ku xusan, iyo sidoo kale daal aan nasasho lahayn

Waa muhiim in meesha laga saaro iney jiraan xaalado caafimaad oo qarsoon oo ku sababaya in qofku uu dareemo daal joogta ah. Xaaladaha qaar ay astaamaha wadaagaan xaaladaan waxaa ka mid ah:

Mononucleosis

Lyme disease

Multiple scelerosis

Lupus (SLE)

Hypothyroidism

Fibromyalgia

Major depressive disorder

Waxaad dareemi kartaa astaamaha xaaladaan hadii aad tahay qof aad  u buuran ama qaba xaaladaha niyad jabka. Sidoo kale waxaa jira dawooyin qaar oo keeni kara astaamahaan.

‘Inantayda Waxaan u Bixiyay Telefoon’ Dhacdo Cajiib Ah Dunida Ka Yaabisay..!!

Gabadh u dhalatay dalka Talyaaniga oo deganayd tuulo fog oo ku taalla buuraha magaalada Polonia ee waqooyiga Talyaaniga ayaa la keenay Isbitaal ku yaalay meel u dhow tuulada ay ku noolayd ka dib markii ay  qabatay fooli iyadoo wakhtigaasi dareemaysay xanuun aad u badan. Nasiib daro markii dhakhtarkan la keenay haba yaraatee muu lahayn qaybta dhalmada ma joogin dhakhtar qaabilsan dhalmada.

Gabadh dhakhtar xanuunada guud ah oo ku sugnayd ayaa isla markiiba kula xidhiidhay Telefoon dhakhtar qaabilsan dhinaca dhalamada, kaasi oo ku hagay habkii iyo qaabkii ay u caawin lahayd gabadha foosha iyo xanuunku isu raaceen.

Dhakhtarada ayaa muddo 40 daqiiqo gudahood ah ku guulaysatay inay ka umuliso isla markaana siiso dawooyina xanuunka ka jara. Gabadha umushay ayaa markii ay ka nefistay xanuunkii ku dhowaaqday Inantayda waxaan u bixinayaa magaca Telefoon , madaama uu yahay kan aan ku badbaadiy sababtiisa aniga ilamahayguba.   ( Majalatu Abu-nawa).

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com