Home » MAXAA CUSUB » DAAWO VEDIO: Cabsi badan oo soo wajahday Somalida Kenya ka dib Cunista Hilibka Dameeraha oo la fasaxay..

DAAWO VEDIO: Cabsi badan oo soo wajahday Somalida Kenya ka dib Cunista Hilibka Dameeraha oo la fasaxay..

Dowladda Kenya ayaa shaacisay in Hilibka dameeraha si caadi ah loogu iibin karo Suuqyada Hilibka ee dalkaasi.

Dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa marti ku ah Soomaali badan oo si aad ah u isticmaasho Hilibka Xalaasha ah, waxaana macquul ah in loo qariyo Hilibka Dameeraha oo Kenya ay fasaxday in Suuqyada lagu iibiyo.

 

Halkaan Ka Daawo Muuqalka Video-ga

Loading...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com