Home » Beauty » Daawo-Qurux iyo Caafimaadka wajiga Subaxdii Marso “face scrub”Ukun iyo Liin macaan

Daawo-Qurux iyo Caafimaadka wajiga Subaxdii Marso “face scrub”Ukun iyo Liin macaan

halkaan ka baro maantay Sida wajiga loo qurxiyo Adiga oo la dagaalamaya Gabowga wajiga gabdhaha kagag soo deg dega .sidoo kale waxayaabaha aan isticmaleyno waxaa kamid ah.

Qofka wajiga dhaawacyada soo gaaray,wajiga haraha kaa saraan markii finanka kaa reestaan,

Ukunta: Waxaan uga bahanahay qeybta xabka cad ama qeybta cad uma baahnin qeybta yalowga ah
Ukunta waxeey la dagaalantaa xabkeeda cad gabowga

haruud : Halkaan waxaa ku heysanaa Haruuda iskumana badineyno in shaa Allaah.waxeyna ka saarta wasaqda

liin macaan : Halkaan waxaan ku heysana liin macaanta

Loading...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com