Home » CAYILKA » VIDEO:Sidee Cayilka isaga ilaalinkartaa inta Lagu Jira Bisha Ramadaan Isagana Yareenkartaa Caloosha

VIDEO:Sidee Cayilka isaga ilaalinkartaa inta Lagu Jira Bisha Ramadaan Isagana Yareenkartaa Caloosha

Rachid Nekkaz waa Nin Milyaneer Taajir ah oo u dhashay dalka Faransiiska balse asal ahaan ka soo jeeda wadanka Aljeeriya , wuxuuna ninkaan quus iyo jahwareer ku riday dowlada Faransiiska .
Maalqabeenka Rachid Nekkaz ayaa bilaabay olale looga soo hor jeedo mabnuucida Xijaabka ama Niqaabka wuxuuna Dumarkii asturnaa u diray inay ku yaacaan goobaha laga mabnuucay uuna bixin doono qarashka lagu soo ganaaxo.
Rachid Nekkaz ayaa olalihiisa ugu magac daray ” Xirta Niqaabka oo la dhex taga goob kaste ” Ninkaan Maalqabeenka ah ayaa dhamaan qarashkii ganaaxa ka bixiyay dumarkii la soo ganaaxay , waxaana qarashka ganaax kaste lagu sheegay 150 Euro sida uu qabo sharciga dalka Faransiiska .

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com