Home » Ila tali » U Gaar Ragga : 6-daan Arin U Sameey Xaaskaada Waa Hubaal Kun Jeer Ayay Kuu Mahad Celineysaa

U Gaar Ragga : 6-daan Arin U Sameey Xaaskaada Waa Hubaal Kun Jeer Ayay Kuu Mahad Celineysaa

1)Xaaskaaga ugu yeer magacba magaca uu ka wacan yahay, arintaasina waxa ay wax wayn ka tartaa kalsoonida iyo niyad wanaaga xaaskaaga.

2) marka aad ka timaado shaqada ama safar aad ku maqnayd waxa kula gudboon in aa haddiyad haba yaraatee u keento hadii aad wax kale awoodi waydo u keen hadiyo fudud isa ubax,baarafuun/cadar iyo wixii la halmaala.

3) u ogolow in xaaskaagu kuu raacdo meelaha dalxiiska iyo tamashlaynta maalmahan ciidaha fasaxyada iyo hadii ay suurtogal tahay jimceyaashaba.

4) ha noqon kaligii taliye ka dhigo xaaskaaga la taliye sare oo go’aanka kula qaadata dareensii in uu idinka dhexeeyo talo wadaag iyo wax isku sheeg., Sidoo kale aamin fikradeeda una mahad celi markasta oo ay kuu soo bandhigto fikrad lagu hurumari karo.

5)* Hakala bakhaylin xaaska dhoola cadayn, mahadcelin, Iyo in aad caawiso xilligi shaqada guriga ay ku guda jirto.

6) kala tasho arimaha guriga gaar ahaan waxyaabaha aasaasiga ah ee looga baahanyahay guriga gudihiisa waxa laga yaabaa in ruuxa dumarka ahi ay ka xishooto in ay ku waydiiso qaybo kamid ah baahiyaha gaarka ah ee guriga si aad arintaas uga hortagto waxa ay Alcarabiya ku leedahay isku day in aad waxa ka ogaato waxa gurigu ubaahanyahay ee laga yaabo in ay xaaskaagu kaala gabanayso.

Loading...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com