Home » DOORKA-HAWEENKA » VIDEO:Xasbunallaah Wadaad Quraanka Saara dadka oo Gabar Yar Arrin Xanuun badan Kula Kacay Gabar Yar(Kufsan Jiray Uurna u yeelay)

VIDEO:Xasbunallaah Wadaad Quraanka Saara dadka oo Gabar Yar Arrin Xanuun badan Kula Kacay Gabar Yar(Kufsan Jiray Uurna u yeelay)

Ciidamada booliska ee degmada Yaaqshiid ayaa maanta dib gacanta ugu soo dhigay wadaad lasheegay in Uureeyay gabar yar oo qoyskeeda ugu geeyeen Qur’aan saaris.

Gabadhaan yar ayaa lasheegay in xanuunsaneyd waxaana qoyskeeda ugeeyeen wadaadkan waxaana lasheegayaa in si qaldan u isticmaalay gabadhaan yar.

Gabadhaan ayaa lasheegayaa in Qur’aanka wax uraaciyay kadibna oo faraxumeeyay asagoo Ureeyay inkastoo sheekha ku inkiray.

Afhayeenka gobolka banaadir iyo gudoomiyaha degmadaas ayaa warbaahinta usheegay in soo qabtayn wadaadkaas lasheegay in gabadha faraxumeeyay kadibna ku inkiray cunuga yar.

Gudoomiyaha degmadaas ayaa sheegtay in hore loo xiray wadaadkan balse si sharci daro ah usoo dayeen maxkamada gobolka balse haatan dib loogu celin doono xabsiga lana marsiin doono sharciga.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com