Home » Beauty » VIDEO:Xaada iyo Timaha Sida Looga Nadiifiyo Wajiga & Jirka Kale

VIDEO:Xaada iyo Timaha Sida Looga Nadiifiyo Wajiga & Jirka Kale

Asc Dhamaan asxaabta nagu xiraan ee aan kuwada saaxiibna kuna xiran Bogaan Arrimaha qoyska iyo haweenka.

Markale isu soo noqod wanagsan waxaan halkiisii nooga sii socon doona barnaamijyadii aad nooga barateen ee ahaa qurxinta,xanaaneenta  iyo daryeelka jirka wajiga iyo timaha.

Maantay waxaan idiin soo gudbineynaa muuqaal aad u muhiim aha oo aad kaga faa ideysan doontaan dhanka wajiga iyo sidii Timaha Wajiga looga nadiifin lahaa si dabiici ah .

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com