Home » LOVE » DAAWO:Dad ku Nool Wadooyinka tareenada & Noloshooda Halista aay ku jirta +Haween iyo caruur oo u Badan (Sawirro)

DAAWO:Dad ku Nool Wadooyinka tareenada & Noloshooda Halista aay ku jirta +Haween iyo caruur oo u Badan (Sawirro)

Boqolaal kun oo qof ayaa ku nool wadooyinka tareemada maraan ee magaalada New Delhi, halkaasi oo ay ka dhisan yihiin 52 wadooyinka loogu talagalay tareemada.

Magaalada New Delhi kaliya ayaa la diiwaan geliyay in dadka dul degan wadooyinka tareemada inay dhan yihiin 600,000 qof, halka magaalooyinka kale ay sidaas oo kale u dul degan yihiin.

Shilalka dhimashada ay sababaan dadka sida sharci darada u degan wadooyinka tareemada isticmaalaan ayaa maalin walba sii kordheysa.

Sawirradaan ayaa muujinaayo halista ay ku cool yihiin caruurta India, kuwaasi oo ku ciyaaraya wadooyinka tareemada oo furan.        

 

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com