Home » MAXAA CUSUB » Duuliso Asli Cabaade oo lasoo xusuusiyay waayo-waayo iyo diyaarad ay ku sigatay in ay duuliso

Duuliso Asli Cabaade oo lasoo xusuusiyay waayo-waayo iyo diyaarad ay ku sigatay in ay duuliso

Asli Xasan Cabaade oo ah gabadhii ugu horreysay ee soomaaliyeed ee duuliso ka noqota diyaarad ciidan, dhowaanna soo gaartay dalka ayaa lagu soo wareejiyay gudaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho halkaas oo ay kula kulantay masuuliyiin uu ka mid yahay wasiirka duulista iyo hawada Mohamed Abdullahi Salad.

Asli ayaa sidoo kale shirka hore ka kortay diyaarad nooxa loo yaqaan Dash 8 passenger aircraft taas oo garoonka Muqdisho fadhisay.

Loading...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com