Home » MAXAA CUSUB » VIDEO:Dooni Tahriibayaal siday oo ku xiratay xeeb lagu dalxiiso oo ku taalla Yurub iyo Yaabkii ka dhacay….

VIDEO:Dooni Tahriibayaal siday oo ku xiratay xeeb lagu dalxiiso oo ku taalla Yurub iyo Yaabkii ka dhacay….

Doon ay ka buuxaan muhaajiriin Afrikaan ah ayaa ku soo xiratay xeeb dad dalxiis ah ku raaxeysanayeen oo ku taalla Magaallada Cadiz ee koonfurta Spain.

Qaar ka mid ah dadkii dalxiiska ku qaadanayay xeebtaasi ayaa mobile ku soo duubay muuqaal, iyadoo doontii muhaajiriintu ay xeebta ku soo xiranayso kaddibna ay Magaallada ku yaacayaan inta aysan goobta soo gaarin ciidammada ammaanka.

Dadkan qaxootiga ah ayaa la rumeysan yahay in ay ka soo gudbeen xeebaha Gibraltar, iyagoo ka soo jeeda dalalka Waqooyiga Afrika.

 

Halkaan Ka daawo Video-ga Doonta 

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com